Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo galay Fasax Sharci daro ah

Gudoonka Golaha Shacabka ayaa maanta si adag uga hadlay Xildhibaano katirsan golaha Shacabka oo fasax la’aan maalmihii iyo saacadihii lasoo dhaafay dalka dibadiisa ugu ambo baxay. Gudoomiye Kuxigeenka 1-aad  Golaha Shacabka C/Wali Ibraahim Sheekh Muudeey oo maanta ka hor hadlay Xildhibaanada ayaa sheegay in ay jiraan Xildhibaano badan oo si iskood ah u galay fasax … Continue reading Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo galay Fasax Sharci daro ah